XUKUUMADDA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qeyb-galay munaasabad uu xilka kula wareegayey Taliyaha cusub ee Ururka 60

Muqdisho September 29 (SNTV):- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka  Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta ka qeyb-galay Munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya oo Kulan la qaatay Madaxa Arrimaha Diinta Dalka Turkiga

Muqdisho September 29 (SNTV):- Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumadda Federaalka Soomaliya Xildhibaan Sheikh Nur Mohamed Hassan ayaa kulan looga hadlay dhinacyo badan Turkiga...

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo bilowday hirgalinta mashruuc Cusub

Muqdisho (SNTV) Mashruucaan ayaa loogu talo galay in lagu dhiira geliyo haweenka ka ganacsada Dhuxusha si loo yareeyo ka ganacsiga dhuxusha oo keeni karta nabaad...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha

Muqdisho (SNTV):–Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha (FGC meeting). Mudane C/raxmaan Ducaale...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga afrika ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta ku Qaabilay Xafiiskiisa Xubno uu Hoggaaminayay Wakiilka Gaarka ah ee...

Ugu Akhris Badan