XUKUUMADDA

Muqdisho oo laga xusay maalinta Beeraha Carabta

Muqdisho October 1 (SNTV):- Magaalada Muqdisho waxaa markii ugu horeysay maanta lagu qabtay Munaasabad lagu Xusayay maalinta Beeraha Carabta oo sanadkiiba mar la qabta. Munaasabadda ayaa waxaa...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Muqdisho September 30  (SNTV);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose kula wareegay deegaano hoostaga...

Akhriso:- Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ee Shirka Qaramada Midoobay

Muqdisho September 30  (SNTV);- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Cawad Ciise oo  Khudbad ka jeediyay shirka Golaha...

Wasaaradda howlaha guud oo shirkadaha dhismaha kala shirtay barnaamijka isxilqaan

Muqdisho September 29 (SNTV):-Wasaaradda Howlaha guud & Dib u Dhiska XFS oo Kulan ku Adan Xoojinta wadashaqeynta  iyo ka qeybqadashada Barnaamijka isxilqaan La Qadataay...

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo kulan sagootin ah u sameeyay danjirihii hore ee Suudaan u fadhiyay Soomaaliya

Muqdisho September 29 (SNTV):- Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kulan sagootin ah u sameeyay...

Ugu Akhris Badan