Wararka

15 ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay howlgal ka dhacay meel u dhow degmada Cadale

Ciidammada dowaladda oo kaa shanaya kuwa Mareykanka ee Africom ayaa 15 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab ku dilay 14-kii iyo 17-kii December, 2022 howlgal ka...

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo gaarey Magaalada Baydhabo

Wafdi heer federaal ah oo ay hoggaamineyso wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoyska Marwo, Khadiijo Maxamed Diiye ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee Xarunta...

Duqa Muqdisho iyo safiirka Jabuuti oo ka wada hadlay horumarinta bilicda caasimadda.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyada Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha KGS ayaa Cafis u Fidiyay Maxaabiis.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Ayaa cafis madaxweyne u fidiyay qaar ka mid ah maxaabiis u xirna danbiyada fudud. Madaxweynaha Koonfur Galbeed...

Ra’iisul wasaare Xamse “Waxaan billaabayna Kacdoon ka dhan ah Musuq-maasuqa”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay...

Ugu Akhris Badan