Wararka

Wafdi uu Hoggaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo Gaaray Deegaanka Al-kowsar

Wafdi uu Hoggaaminayo Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha ciidanka dhulka iyo Wasiir-Dowlaha Gaashaandhigga ayaa maanta kormeeray Magaalada...

Jarmalka oo gacanta ku dhigay shaqaale ka tirsan hay’addeeda sirdoonka dibadda oo u basaasayay Ruushka

Mas’uuliyiinta Jarmalka ayaa xiray shaqaale ka tirsan hay’addeeda sirdoonka dibadda ee BND iyaga oo looga shakiyay in uu sirta dowladda u gudbiyay Ruushka. Eedeysanaha,...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaal xoogan oo ka dhacay Magaalada Baydhabo

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay shaqaaqooyinka gacan ka hadalka ee saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka...

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kulan casho ah la yeeshay Hobollada Qaranka Waabari

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay hobollada Qaranka Waabari ee ku...

Itoobiya oo sii daysay lix askari oo Jabuutiyaan ah oo ay afduubteen koox hubaysan

Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay ku guuleysatay in ay si nabad ah ku sii deyso lix ka tirsan Ciidanka Jabuuti oo...

Ugu Akhris Badan