Wararka

Xildhibaanada Labada Golle ee BFS oo Maanta Yeeshay kulan Wadajir ah

Xildhibaanada Labada Golle ee BFS  ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa waxa ay ku yesheen kulan siwadajir ah u guddoominayey  guddoomiyeyaasha labada Aqal ee BFS Shirka...

Mareykanka iyo Canada oo ay qabow ugu dhinteen ku dhawaad 38 qof

Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo...

Nin cabasho ku saabsan firinjeerka gurigiisa yaalla u gudbiyay booliska

Nin wacay booliska si uu uga cawdo buuqa firinjeerka gurigiisa yaalla ayaa ka mid noqday liiska wicitaanada yaabka dhaliyay ee ay daaha ka qaadeen...

?????? ?????? ?? ?????? ??????????? oo ?????? ???????? ?? ??????

Ra’iisul Wasaaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa ka qaybgalay Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoomiyay, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo Maanta ka furmay muqdisho

Muqdisho, Deseembar 26, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo...

Ugu Akhris Badan