Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo kulan la qaatay madaxda Ururada Bulshada Rayidka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarrinta bulshada la qaatay madaxda...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo hambalyo u diray xuska Aasaaska Wakaaladda Wararka SONNA oo maanta ku beegan

-Ra’iisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray xuska Sanadguuradii 59-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA,oo...

Wakaaladda Wararka SONNA oo maanta u dabbaaldageysa sanadguurada 59-aad

Wakaaladaha wararka waa hey’addo u xilsaaran ,uruurinta iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadinta  macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho weynta caalamka,waxayna wakaaladuhu u...

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda

Xildhibaannada UK oo ammaankooda u cabsaday kadib markii ay kordheen weerarada tooreyda. Qaar ka mid ah xubnaha Baarlamanka Britain ayaa ka hadlay welwelka ay ka...

Guddoomiye ku xigeenka Dhanka Amnig Iyo Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir oo kormeeray Degmada Kaxda

Guddoomiye ku xigeenka Dhanka Amniga & Siyaasada Maamulka Gobalka Benadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobalka Genadir G.Sare  Mahdi...

Ugu Akhris Badan