Wararka

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo xilkii u kala wareejiyay ku simihii agaasimaha guud ee Wasaaraddaaa iyo Agaasimaha guud ee Cusub

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xilkii u kala wareejiyay ku simihii agaasimaha guud ee Wasaaradda ahna agaasimaha...

[DAAWO+SAWIRRO] Madaxweynaha JFS ayaa xariga ka jaray dhismaha Cisbitaalka Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhaxe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Si wada jir...

[DAAWO+SAWIRO] 100 xubnood oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo lagu dilay Hiirshabelle

In ka badan 100 xubnood oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay, tiro kalena waa lagu dhaawacay howlgal...

Guddoomiyaha Gobolka Banadir oo Xilalkii U kala Wareejiyay Guddoomiye ku-Xigeennada Cusub iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir

Munaasabad ballaaran oo maanta ka dhacday xarunta Aqalka hoose Ee Maamulka dowladda hoose ee xamar uuna soo agaasimay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada...

Madaxweynaha Qaranka Oo Daah Furaya SNTV-Daljir.

madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jari doonna Telefishinka SNTV Daljir oo ka faalloon donna arrimaha ciidamada, howlgalladda dalka looga xoreynayo...

Ugu Akhris Badan