Wararka

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Maanta Booqday garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada Muqdisho

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud oo ay weheliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Agaasimaha...

Wasiir Israa’iili ah oo amar ku bixiyay in calanka Falastiin laga dejiyo goobaha dadweynaha

Wasiirka cusub ee amniga qaranka ee Israa’iil ee ka tirsan midigta-fog ayaa ku amray booliiska in calanka Falastiin laga dajiyo dhammaan goobaha ay dadku...

[SAWIRRO] Ciidaamo ka baxay Muqdisho oo safar dhulka ah ku tegay magaalada Gaalkacyo

Ciidankaan oo ka baxay Muqdisho ayaa safar dhulka ah ku tegay magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxayna ku biirayaan cutubyo u diyaarsan inay Khawaarijta...

[DHAGEYSO] Hey’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaran oo bilowday Tirakoobka dadka barakacyaasha ah ee ku nool Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha hey’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Qaran Drs. Aamina Saciid oo wareysi siisay warbaahinta qaranka si gaar ah Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixisay tirakoob...

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayay oo gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa xalay xilli danbe gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar,...

Ugu Akhris Badan