Wararka

[DAAWO ] Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka iyo Hey’adda Turkiga ee IHH oo qoysas danyar ah gargaar ugu qeybiyey gudaha degaanka Gubadleey

Hey'adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed iyo Hey'adda IHH ee laga leeyahay wadanka turkiga ayaa maanta si wadajir ah deegaanka Gubadleey ee Gobolka Banaadir waxa...

Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe oo qaabilay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta KGS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta...

Labo ka mid ah dhallinyarada ay qaldeen Khawaarijta Al-Shabaab oo maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

Labo ka mid ah dhallinyarada ay qaldeen Khawaarijta Al-Shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan aagga degmada Xarardheere ee...

Israa’iil oo duqeymo ka geysatay marinka Qaza

Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka geysatay marinka Qaza iyadoo sheegtay in ay kaga hortagysay gantaal lagu soo riday magaalada Sderot ee koonfurta Israa’iil. Warbaahinta...

Madaxweyne Deni oo kormeeray Taliska Guud Ciidamada illaalada Xeebaha Puntland.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa kulan la qaatay Agaasimaha...

Ugu Akhris Badan