Wararka

[DAAWO] Madaxweynaha Galmudug oo galabta safar shaqo ku gaaray degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray Magaalada Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud. Madaxweynaha waxaa magaalada Cabudwaaq ku soo dhaweeyay qeybaha bulshada iyo xubno ka...

[DAAWO] Ra’iisul Wasaraha XFS oo guddoomiyey shirka looga hadlayay xoojinta Amniga caasimada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale)...

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS oo shaaciyey jadwalka qabashada doorashada kursiga Hop 203

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS  ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay GSH # 203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo Ee...

Ra’iisul Wasaare Hamse oo qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Barakacayaasha

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...

[DAAWO] Guddiga horumarinta adeegga Bulshada Aqalka Sare oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada XFS

Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani'aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo...

Ugu Akhris Badan