Wararka

Macalin Tababar oo katirsanaa Xoogga Dalka laguna helay la shaqeynta Al-shabaab oo 15-sano oo xabsi ah lagu xukumay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku xukuntay 15 sano oo Xabsi Ciidan ah sarkaal katirsanaa ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya kaas oo lagu helay...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray Xarunta CID ee ciidanka Booliska

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Maanta Kormeeray Xarunta CID ee Ciidanka Boliiska oo horay uu Ummadda Soomaaliyeed ugu balanqaaday...

[DAAWO+SAWIRO] Ciidanka Booliska saldhigga degaanka Garasbaaleey oo dilay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab

Ciidanka booliska saldhigga degaanka Garasbaaley ayaa saakay toogtay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo doonayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka dowladda, isgoyska xaafadda...

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 20-aad ee Golaha Shacabka BJFS

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 20-aad ee Golaha Shacabka BJFS Oo Ajandihiisu ahaa; 1)Akhrinta...

Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo sheegtay inay ka shaqeynayaan sidii loo dhiirigelin lahaa ganacsatada Kalluunka

Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga ahna Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Bulluuga ah ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Ifiye Cali ayaa maanta booqday...

Ugu Akhris Badan