Wararka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo magaalada Dakar kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr.  Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika...

Guddoomiyaha degmada Cadaado oo la kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Japan

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee Maamulka Galmudug Faarax Diiriye Warsame ayaa xalay la kulmay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Japan, kuwaas oo...

Guddiga doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad oo shaaciyay  Jadwalka qashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaaciyay  Saakay Jadwalka qashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo deegaan doorashadiisu tahay...

Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka oo la kulmay Saraakil katirsan Bangiga aduunka

Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka  Mudane Maxamud Macallin ayaa la kulmay Saraakiil katirsan Bangiga aduunka oo uu hogaaminyay Mr. Harris Khan.   Kulanka Labada dhinac oo...

XFS Iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo ku bogaadiyay Culumada Soomaaliyeed sida ay u caddeeyeen go’aankooda la dagaallanka Khawaarijta

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casho sharaf ugu sameeyay Culuma'udiinka Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan