Wararka

Diyaarad dagaal oo ku burburtay dalka Masar

Dowladda Masara si gaar ah Taliska Ciiddanka Cirka ee dalka Masar ayaa sheegay inay burburtay Diyaarad Dagaal ee nooca Tababarka kadib markii sida la...

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo shir heerkiiso sareeye uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA oo uu Hugaaminayey La-taliye Sare Dr. Ismail Jimale Alasow ayaa shir heerkiiso sareeye uga qeyb...

Hadal-jeedinta Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga XFS ee Golaha Shacabka

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka...

Dr. Maxamed Sheekh Axmed Maxamed oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka

Dr. Xildhibaan Maxamed Sheekh Axmed Maxamed ayaa ku guuleystay Kursiga tirsigiisu yahay GSH#086 oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Xildhibaanka guuleystay ayaa waxaa kursiga...

Khawaarijta oo looga daba tegay gododkii ay ku dhuumaleysanayeen

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah oo muddo 10-sano ka...

Ugu Akhris Badan