Wararka

Kulan sagootin ah oo xalay muqdisho loogu sameeyay wafdi ka socday ururka Iskaashiga waddamada Islaamka

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo xiriirka Caalamiga ah ee XFS, Abshir Jaamac Huruuse ayaa sheegay in xalay ay kulan casho sagootin ah u sameeyeen...

Duqa Muqdisho oo sheegay in xabsiga la dhigay ciidankii rasaasta ku furay Guddoomiyaha Yaaqshiid

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa sheegay in xabsiga la dhigay oo sharciga la horkeeni doono ciidankii ku...

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka oo la kulmay wafdi ka socda ururka iskaashiga islaamka ee OIC

Guddoomiyaha hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaran Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehliyaan howlwadeenno, iyo Lataliyayaal sare oo ka tirsan hay’adda ayaa maanta Muqdisho kula...

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo daah furay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa daah furay Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, halku-dhigiisuna...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay Imtixaanka macallimiinta ee qaadaneyso Wasaaradda Waxbarashada

Raiisul wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macalimiinta cusub ee u tartamayo seddex kun oo macalin oo...

Ugu Akhris Badan