Wararka

Wasiirka Awqaafta dalka Masar oo tababar u furay wafuud ka kala socotay Warbaahinta Dalalka Islaamka oo ay Soomaaliya ku jirto

Wasiirka Awqaafta dalka Masar ayaa tababar u furay wafuud ka kala socotay Warbaahinta Dalalka Islaamka oo ay Soomaaliya ku jirto. Ujeedka Tababarkan ayaa ah in...

[DAAWO] Guddoomiyaha BFS oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ah ee golaha oo looga hadlay nidaaminta hindise sharciyeedyada golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa shir guddoomiyay kulanka 19-aad ee Guddiga Joogta ah ee Golaha...

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo soo xiray Shirka Taliyayaasha Boliiska ee kismaayo ka socday

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa maanta Soo Xerey Shirka Taliyayaasha Boliiska Heerarkiisa, Wasaaradda Amniga Guddaha iyo Wasaaradaha Amniga Dowlad Goboleedyada...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qaadaysa talaabooyin qeyb ka ah fulinta go’aannada NAMLC

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii...

Ugu Akhris Badan