Wararka

Taliye Ku-xigeenka Boliiska Soomaaliyeed oo Garoonka Aadan Cabdulle ka sagootiyay Ciidamo katirsan Booliska oo tababar u aaday dalka Jabuuti

Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta garoonka Aadan Cabdulle ku sagootiyay Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya oo tababar ku soo qaadan doona dalka jabuuti. Taliye Ku-xigeenka...

Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda oo la soo gabagabeeyay

Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda oo soo bilowday 1-dii bishii February,2023 ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo muddadaa la tirakoobay dhammaan Shaqaalaha Rayidka ee hay’adaha Dawladda. Agaasimaha...

14 dal oo Afrikaan ah oo ka dilaacay xanuunka daacuun caloolaha

Hey’adda Caafimaadka AdDuunka ayaa ugu baaqday Afrika in ay kordhiso dagaalka ay kula jirto xanuunka daacuun caloolaha, kaasi oo sanadkii la soo dhaafay 12...

Shir hordhac u ah Ajendayaasha Madaxda Wadatashiga Qaranka oo ka furmay Baydhabo

Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa lagu wadaa in 14 bishan ka furmo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed, kaas oo ay...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Gudiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka KMG ah

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta hor geeyay golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka xubnaha gudiga madaxa...

Ugu Akhris Badan