Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmey Ku-Xigeenka Safiirka Britain ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Ku-Xigeenka Danjiraha Britain u fadhiya Soomaaliya...

Wasiirka Warfaafinta ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Alberto...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Baydhabo, oo uu kaga qayb galayo shirka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa u ambabaxay magaalada Baydhab

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Saalax Jaamac iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Jimcaale...

Federal Government of Somalia Weekly Briefing

1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, will preside over the meeting of the National Discussion Forum, which will...

Ugu Akhris Badan