Wararka

Ciidamada Qaranka oo la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10 km u jirta degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool

Ciidanka xoogga dalka ayaa galabta la wareegay deegaanka Quracle oo qiyaastii 10 km u jirta degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool oo kooxaha Khawaarijta ah...

??????? ?????? ?? ?? ???????? ???????? ?? ????? ????????? ?? ?????? H??’????? ????????? ????????? ?? ?? ?????????? ????? ??

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta magaalada London kulan ballaaran kula yeeshay hay’adaha garagaarka...

Guluf ka dhan ah Al-SHabaab oo maanta ka socda gobolka Shabeellada Dhexe

Saacadihii la soo dhaafay waxaa Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Ciidamo aad u farabadan oo kamid ah Millateriga Soomaaliya, kuwaas oo gaaray degaano katirsan Gobolka...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibada Caalamka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xalay kulan casho iyo mahadcelin ah kula yeeshay magaalada Nairobi xubno sare oo ka socda saaxiibada...

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya oo xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah (1-0) kaga adkaaday xulka Ethiopia ugu hambalyeeyay...

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xulka 17 jirrada ee dalkeenna oo natiijo ah (1-0) kaga...

Ugu Akhris Badan