Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shalay galinkii dambe madasha shirka Sharm el Sheikh kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta...

Wasiirka Maaliyadda oo Sharma Shiikh kula kulmay wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dowladda Canada.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Magaalada Sharma Shiikh ee Dalka Masar waxa uu kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Horumarinta...

Wafdi saraakiil ah oo ka socda Booliiska Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay.

Wafdi ka socda Boliiska Gaarka ah ee Ozil Harakat ee Dowlada Turkiga, ayaa maanta booqasho koban ku soo gaaray Magaalada Muqdisho. Taliye Xigeenka Ciidanka Boliiska...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

1- Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta Muqdisho ka furmaya, loogana hadli doono qorsheyaal muhiim u ah dalka. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shir...

Shirka Madasha wadatashiga Qaranka oo ka Furmay Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka...

Ugu Akhris Badan