Wararka

Cudur-daar iyo cafis malahan ciddii dhaqaale ku taageerta Khawaarijta (Warbixin).

Jiritaanka argagixisada iyo in ay dadka laayaan waxaa laf-dhabar u ahaa dhaqaalaha xooggan oo ay sida baadda ah uga qaadi jireen Bulshada gaar ahaan...

Hay’adda tirakoobka Qaranka oo soo saartay warbixin ku aaddan wax soo saarka gudaha ee 2022-kii

Hay’adda tirakoobka Qaranka waxay soo bandigtay Warbixin ku saabsan wax soo soo saarka gudaha ee sanaddii 2022-kii, taas oo lagu saleeyey habka kharashka. Warbixintu waxay...

Ruushka oo la sheegay in Ciidamo dheeraad ah uu geeyay jiidaha dagaalka ee Ukraine

Shabakadda CNN ee Mareykanka ayaa daaha ka qaaday iyadoo soo xiganeyso afhayeenka ciidamada qalabka sida ee Ukraine, gaar ahaan kuwooda ka howlgala jiidaha bari,...

Dad ku dhintay toogasho ka dhacday Maraykanka

Warbaahinta Maraykanka ayaa ku warrantay in ugu yaraan afar qof ay ku dhinteen halka afar kalena ay ku dhaawacmeen, ka dib toogasho xalay fiidkii...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay xubin ka tirsanaa khawaarijta

Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda NISA ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen tuulada Macallinka oo u dhaxeysa Bariirre iyo Sabiid ee gobalka Shabeellada...

Ugu Akhris Badan