Wararka

Boosaaso: Eedeysanayaal Maanta Maxkamad la horgeeyay

Maxkamadda Boosaaso, waxaa hadda ka socota dhegeysiga gar-maqalka Shan eedaysan oo loo haysto gabood-fal lagu sameeyay qoys danyar ah. Kooxdan ayaa lagu haystaa in ay...

Kenya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis muhiim ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhiggiisa Kenya, William Ruto, ayaa kulan muhiim ah oo ay yesheen kaga wada hadlay sidii loo sii...

Askar Maraykan ah oo ay waxyeello ka soo gartay shil diyaaradeed

Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in 22 Askari oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga Suuriya...

Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay shacabka ku dhaqan Afmadow

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni’aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay dadka abaaraha ay ku saameesay...

Wasiirka Amniga XFS oo kulan la qaatay Danjire Souef Mohamed El-Amine

Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga...

Ugu Akhris Badan