Wararka

Kulan ku saabsan doorka uu shacabka ka qaadan karo amniga oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir,...

Soomaaliya oo ku sii dhawaanaysa bar-dhammaadka deyn cafinta

Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige ayaa manta kulan is-xog wareysi ah la yeeshay madaxda hay’adda lacagta adduunka ee IMF...

Safaarada Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka turkiga ayaa soo saartey wargeling ku socota jaaliyada Soomaaliya

Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa soo saartay wargalin ku socota Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas. Qoraalka ka soo baxay Safaaradda ayaa lagu...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay'adda UNFPA oo maanta Safar...

Taliyaha Ciidanka dhulka General Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud

Taliyaha Ciidanka dhulka XDS General Axmed Aadan ayaa gaaray Degmada Galcad ee Bariga Gobolka Galgaduud halkaas oo Fariinsin u ah Cutubyo Ka tirsan Ciidanka...

Ugu Akhris Badan