Wararka

Wasiirka Arimaha Guddaha XFS oo sheegay in deeganadii khawaarijta laga saaray ay gaarsinayaan Gargaar

Wasirka Arimaha Guddaha XFS Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in Tudabaadka soo socda deeganadii dhawaan laga xoreeyey khawarijta ay gaarsiin donaan Gargaar si...

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo digniin u diray shirkaddo iyo dad isku dayay isticmaalka Dukumiintiyada been abuurka ah

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa lagu sheegay in ay baaris ku wadaan  shirkaddo iyo dad ku eedaysan dukumiinti...

Abiy Axmed oo mas’uul ka tirsanTPLF u magacaabay madaxweynaha gobolka Tigray

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Getachew Reda oo ah mas'uul sare oo ka tirsan TPLF u magacaabay madaxweynaha cusub ee maamulka kumeel gaarka...

Kumaandooska Danab iyo ciidanka Jubbland oo burburiyey xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijtu

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  Howlgal Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Danab  iyo Nabad sugidda Jubbaland ay ku burburiyeen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen...

Ugu Akhris Badan