Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe. Markuu arkay: Qodobka 51aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Warqada...

Sawirro: Howlgallo ka dhan Khawaarijta oo ka socda Galbeedka Buuloburde

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo ay Khawaarijta ku baacsanayaan ka wada degaano dhaca galbeedka magaalada Buuloburde ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay dib usoo celinta xiriirka Cuba

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruuse  oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan waxba ku jabnayn in ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo fursad siiyay dhallinyarada ku maqan kooxda Khawaarijta Al-shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku maqan kooxda Khawaarijta Al-shabaab in ay ka soo noqdaan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia kula kulamy wasiirka arrimaha Dibaddaa Finland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Mudane Pekka Haavisto oo ay ka...

Ugu Akhris Badan