Wararka

W/wabarshada oo go`aan kasoo saartey sanad dugsiyeedka 2023/2024

Wasaaradda Waxbarashada waxay la wadaageysaa Bulshada Soomaaliyeed in Laga billaabo sannad-dugsiyeedka 2023/2024, dhammaan ardayda doonaysa inay galaan tacliin jaamacadeed, waa inay maraan hal sano...

In ka badan 60 muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen badda u dhow xeebta Cape Verde

In ka badan 60 qof ayaa laga cabsi qabaa in ay dhinteen  kadib markii dooni ay la socdeen  muhaajiriin laga helay xeebaha Cape Verde'...

Golaha Shacabka oo meel mariyay Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel Mariyey Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka oo maray aqrintiisi sadexaad. Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka...

Madaxda Galbeedka Afrika oo 17-18-ka bishaan ka wadahadlaya xiisadda Niger

Madaxda militariga ee ka socda ururka dhaqaalaha ee galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa lagu wadaa in 17-18-ka bishaan ay kulan ku yeeshaan dalka Ghana,si looga...

Ugu Akhris Badan