Wararka

Agaasiimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Madax ka Socotay Hay’adda UNICEF

Agaasiimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee DFS Dr. Guleed Cabdijaliil ayaa Xarunta Wasaaradda  ku qaabilay Madaxa ugu sareeya Hay’adda UNICEF Soomaaliya...

Magaalada Cabudwaaq oo ku biirey howgalka ka dhan ah khawaariijta ee ka socdo galmudug

Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud waxaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka qaataan dagaalka khawaarijta looga...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhanka ah Khawaarijta ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga waddada isku xirto magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Howlgalkan oo ay wadajir...

Madaxweyne Xasan“Khaawarijta waxaa lagala dagaalami doonaa fikirka marka uu dhamaado kan Militeriga”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khamiistii ka qeybgalay dood su’aalo waydiin ah ayaa sheegay marka uu dhamaado dagaalka Khawaarijta in...

Isku soo bax balaaran oo lagu taageerayey howlgalka wajiga 1Aad Ee khawaarijta dalka ayaa ka dhacay degmada Baxdo

Isku soo bax balaaran oo lagu taageerayey howlgalka wajiga 1Aad Ee khawaarijta dalka looga xoraynayo ayaa maanta ka dhacay degmada Baxdo ee gobolka galgaduud,...

Ugu Akhris Badan