Wararka

Israa’iil oo sheegtay in Sarakiil sare looga dilay waqooyiga Qaza

Ciidamada Israa’iil ayaa ku dhawaaqay subaxnimadii hore ee saakay oo Khamiis ah in laba sargaal oo sar sare looga dilay laba kalena looga dhaawacay...

Dacwad loo heysto saraakiil dowladeed oo ka socota Maxkamadda gobolka Banaadir

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dacwad loo heysto Agaasimayashii hore ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, kuwaa oo lagu soo eedeeyay falal...

Madaxweyne Guudlaawe oo gaaray Mahadaay

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo  gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo ay saameeyeen roobab...

SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta

Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka...

Akhriso War-murtiyeed wadajir ah Soomaaliya iyo Burundi

1. Casuumaad uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye, sidoo kalena ah Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane...

Ugu Akhris Badan