Wararka

Xoolo nool oo lagu wareejiyay Ciidamada Xoogga ee ku sugan Ceeldheer.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka ee Degmada Ceeldheer ayaa shalay la guddoonsiiyay  xoolo nool oo lagu dhiiragalinayo oo...

Madaxweynaha JFS oo Roma uga qeybgalayo shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, iyagoo halkaas uu kaga qeyb-gali doona shirar heer...

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgal ka sameeyay degaano dhowr ah oo gambaad u ahaa Khawaarijta

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgal ka sameeyay degaano dhowr ah oo gambaad u ahaa Khawaarijta kuwaas oo hoostaga dagmada Galcad ee gobolka...

Wasiiro ka tirsan XFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay kulan wacyigelin bulsho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa caawa ka qeybgalay kulan Wacyigelin Bulsho oo lagu qabtay Degmada Xamar...

Ugu Akhris Badan