Wararka

Wasiirka arrimaha Guddaha oo Shir guddoomiyey kulanka Gudidda Qaban qaabada Maalmaha Xoriyadda

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh oo ah guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda iyo midnimada...

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqi doonto go’aanka dacwad loo heysto masuuliyiin

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah mudeysay inay ku dhawaaqi doonto go'aanka dacwad loo heysto masuuliyiin ka soo shaqeysay qaar kamid ah...

Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Biyaha XFS ayaa ka qayb galay madashii 10 ee biyaha oo lagu qabtay Indonesia

-Wasiiru Dolwaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdullaahi ayaa kulan doceedyo la qaatay qaar ka mid ah madaxdii ka qeyb gashay madashii...

Xukunka Dil ka Dhashay Muran kala Horeyn Timo-jare

Daa’uud Bashiir Colow oo ka tirsan Guutada 27-aad, ururka 3-aad ee Abuu-dujaana oo loo heystay in uu dil bareer ah u geystay marxuum Sacad Cabdi...

Agaasimaha Haya’adda Socdaal JFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Socdaalka Norway

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Soomaaliya Mudane Ahmed Said Mohamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Norway ayaa kulamo...

Ugu Akhris Badan