Wararka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo amray hay’adda amniga dalka

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday saldhigga booliiska degmada Yaaqshiid, isagoo ku tilmaamay fal liddi ku ah...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo daah furay Imtixaan loogu talagalay Leyli-saraakiil

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa Jaamacadda Ummadda, qeybteeda 21 Oktobar, ka daah furay imtixaan leyli sarkaalnimo oo ay gelayaan...

Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo si diirran u soo dhoweysay kooxda Mogadishu City Club

Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi kooxda Mogadishu City Club, kuwaas oo magaalada u jooga tartanka CAF...

Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey dood furan oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kaga arrinsanayeen tiknaloojiyadda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan-doceed barbar socda Meertada 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay la qaatay Dhaxal-sugaha...

Ugu Akhris Badan