Wararka

Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay madal lagu magacaabo Magan Forum, taas oo lagu sahminayo iskaashi maalgashi dhexmara dowladda iyo ganacsatada Soomaaliyeed. Shirkan ayaa waxaa...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo xarigga ka jaray Sheybaarka dhexe ee Xoolaha iyo xarumo kale

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo uu wehliyay Wasiirka Dekadaha XFS mudane, C/llaahi Axmad Jaamac...

Ummad yahay u nooloow, Sida Aadmigoo kale (WARBIXIN)

Waxaa si rasmi ah u dhaqan galay Canshuurta Gadista ee loo yaqaano (VAT) taasi oo qaab system ahaan u go’aysa marka uu dhacayo kala...

Wasiiru dowlaha Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galaya shirweynaha Ganacsiga Afrika

-Wasiiru dowlahaWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Sharif Hussein,ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada New Delhi,halkaa uu kaga qeyb gali...

Ciidanka xoogga Dalka oo khawaarijta kala wareegay degaanno hoostaga degmada Luuq ee Gobolka Gado

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, iyo kuwa Daraawiishta jubbaland ayaa howlgal ka sameeyay waddada xiriirisa degmooyinka Luuq iyo Doloow ee Gobolka Gedo,halkaa oo khawaarijtu mudooyinkii dambe...

Ugu Akhris Badan