Wararka

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukun dil toogasha ah ku riday Askari horay dil u geystay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xuku dil toogasho ah ku riday Mahad Cali Maxamuud oo katirsan ciidanka deegaanka ee degmada Deyniile,kadib dil uu...

Wasaaradda Maaliyadda oo dhaqangelisay dhimistay lacagta iskaanka hubiyo badeecadaha kasoo dega Dekadda Muqdisho

Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta oo isniin ah dhaqangelisay Hannaanka Khidmad-dhimista ee lagu go’aamiyay Qaraarkii Golaha Wasiirrada kuna saabsanaa in la dhimo 50% lacagta...

Intee baynnu sugeynay….(WARBIXIN)

Dowladda Soomaaliya muddadii labada sano ee la soo dhaafay waxaa guulo waa weyn ay ka gaartay dagaalka lagula jiro Khawaarijta Argagixisadda ah, iyadoo in...

Waiiru dowlaha Caddaaladda :Deegaanadii laga saaray Khawaarijta waxaan ka hirgalinay adeegga garsoorka”

Ku simaha Wasiirka Ahna Wasiiru Dowlada Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Muumino Sheekh Cumar,oo ka qeyb galeysay Bandhigga waxaqabadka xukuumadda Dan-qaran ayaa sheegtay in...

Hay’adda SODMA oo shixnad gargaar ah dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa gaadiid sida shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Mesegawaa ee Gobolka Galgaduud. Gaadiidkaan ayaa sida gargaar...

Ugu Akhris Badan