Wararka

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Norway oo Oslo ku qabtay kulan sanadle ah.

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Norway ayaa magaalada Oslo ku qabtay kulan sanadle ah oo lagu xoojiyay is-dhexgalka ardayda iyo dabaaldeg rasmi ah oo...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirweynaha 7aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Adduunka  

Shirweynaha toddobaad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Adduunka ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Islamabad ee dalka Pakistan. Soomaaliya waxaa shirka ku meteleysa Guddoomiye ku-xigeenka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhiggiisa Aljeeriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Aljeeriya, ayaa si diirran loogu soo dhoweeyay...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda

Faallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ku...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Congo oo laga guddoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga

Safiirka JFS ee dalka Congo Mudane, Ilyaas Cali Xasan, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga Madaxweynaha dalka Congo DRC, Mudane Félix Antoine...

Ugu Akhris Badan