Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo beeniyay in Itoobiya loo ogolaaday marinka Badda Cas

Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo goor dhoweyd Qoraal soo saaray ku sheegay inaysan waxba ka jirin wararka sheegaya in Itoobiya la siiyay Marin Badeed. “Waxaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo kormeer shaqo ku tagay dhowr Wasaaradood 

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer shaqo oo lagu xoojinayo adeegga ay bulshada u hayaan ku tagey Wasaaradda...

Wasiirka shaqada XFS oo Shirka Wadatashi ah kusoo gabagabeeyay Baydhabo 

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta si rasmi ah ugu soo xiray magaalada Baydhabo shir...

Taliyaha CBS oo xafiiskiisa ku qaabbilay Saraakiil soo qaatay heerka labaad ee Waxbarashada 

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Saraakiil kasoo qalin jabiyey waxbarashada heerka labaad (Master Degree) oo...

Duqa Muqdisho oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayo horumarinta Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo la xariira horumarinta dib u dhiska...

Ugu Akhris Badan