Wararka

Ciidanka NISA oo howlgal lagu xaqiijinayo Amniga ka sameeyay Magaalada Baydhabo

-Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka sameeyey Howlgal lagu xaqiijinaayo Amniga Magaalada. Ciidanka ayaa baaritaano ku sameeyey...

Taliska Ciidanka Dhulka oo wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa wada dardar-gelinta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta,...

Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir oo soo bandhigay maan-dooriye & Rag ka Ganacsanayay

-Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir ayaa howlgal ay ka fuliyeen xalay degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir Ku soo qabtay 4 eedeysane oo hubeysan iyo 7...

Wasiirka Amniga oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar ka mid ah gobollada dalka

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Cismaan (Fartaag), ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qaar...

Diyaarad sidday 181 ruux oo ku burburtay Kuuriyada Koonfureed

Ugu yaraan 151 qof ayaa ku dhintay diyaarad rakaab ah oo ku burburtay garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada Muan ee dalka Kuuriyada Koonfureed,...

Ugu Akhris Badan