Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kampala

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Safiir Axmed Moalim Fiqi, oo dhawaan booqday Uganda si uu uga qeyb galo Shirweynaha AU ee ku saabsan CAADP, ayaa booqday...

Guddoomiyaha SoDMA oo deeq Gargaar ah kala wareegey Safiirka Imaaraadka Carabta 

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Md. Axmed Juma Al-Rumaithi kala wareegay deeq gaar...

Wasiirka Arrimaha gudaha FS oo xilalka u kala wareejiyey Guddoomiyihii hore HQB Iyo midka cusub 

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta, Mudane Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyey Mudane Axmed...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska oo soo dhaweysay guulaha ay gaartay DFS

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Britain, ayaa si weyn u taageertay guulaha ballaaran ee ay ku tallaabsatay dowladda Soomaaliya. Cumar Xasan Cali oo ka...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS oo Kormeer shaqo ku yimid Wasaaradda Warfaafinta

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku yimid xarunta Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo uu...

Ugu Akhris Badan