Wararka

Muwaadiniin Soomaali ah oo ku dhintay dab la qabad siiyay goobtooda ganacsi oo lagu aasay K/Afrika

Falkaan lagu gubay Goobaha ganacsiga oo ay ku dhinteen Alle u naxariiste Cali Maxamuud Cali, Cabdullaahi Cali Ceymooy  ayaa waxaa uu dhacay habeenkii Isniinta...

Ra’isulwasaare Ku Xigeenka iyo Wasiirka Dhalinyarada Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Lagu Abaal Marinayey Kooxaha Kubadda Cagta

Munaasabad abaal marino lagu guddoon siinayey kooxaha kaalmaha hore ka galay horyaalka heerka koobaad ee kubadda cagta Dalka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’isal...

R/Wasaare Khayre “Puntland waxay tusaale fiican u tahay Soomaaliya inteeda kale”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland, oo u dabaal degaya...

Guddoonka Golaha Shacabka oo Shaaciyey In la Fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Inta Doodu Socoto

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo August inta ay socoto...

Shirka looga hadlayo sida looga taxadari karo go’itaanka internetna oo la qabtay

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga hadlay arrimo ku saabsan go’itaankii internetka ee koonfurta...

Ugu Akhris Badan