Wararka

Ra’iisul wasaare Kheyre yo wefdi la socda oo tagay Addis Ababa

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu kaga qeyb galayo shir madaxeedka Urur...

Shir looga hadlayo kobcinta dhaqaalaha oo Muqdisho ka furmey

Shirkan uu maanta magaalada Muqdisho ka furey wasiirka wasaaradda maaaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa waxaa ka qeygalaya wasiirada maamulada xubnaha...

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare Kheyre oo u duulay Dalka Itoobiya

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Wafdiga uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha ayaa...

Shirka Golaha Wasiiradda ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo markii ugu horeysay lagu qabanayo Degmada Balcad.

Golaha Wasiiradda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta Shirkoodii caadiga ah ku yeelanayo Magaaladda Balcad ee Gobolka Shabeelada Dhaxe waxaana shirgudoomin doono Madaxweynaha Maamul Goboleedka...

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa la burburiyay Saldhig ay maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Saakow”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa lagu sheegay in la bur buriyay,...

Ugu Akhris Badan