Wararka

Kaaraan oo u gudubtay wareegga saddexaad ee tartan cilmiyeedka

Habeenka 18-aad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka, isla markaana uu taabagelinayo maamulka gobolka Benaadir, waxa ku tartamay degmooyinka Kaaraan iyo Dharkiinleey oo ka wada...

R.Wasaareyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo yeeshay kulan looga hadlayey Xoojinta xiriirka labada dal.

Muqdisho, 11 June 2017 –Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn. Waxay...

Dowladda Federaalka wey ka go’antahay wax u qabashada Muwaadiniinteeda

Muqdisho, 13 June 2017 – Dowlada Federaalka Soomaaliya wey ka go’antahay wax u qabashada muwaadiniinta Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan. Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo...

Wasiirka Amniga iyo xubno Wasiiro ah oo xalay kormeeray baraha ciidamada ee ku yaala caasimadda

Wasiirka Amniga, Wasiirka Warfaafinta, Wasiir ku-xigeenka Gaadiidka iyo Afhayeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa kormeer howleed ku tegay goobaha ay ku suganyihiin ciidamada xasilinta amniga...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka oo lagu soo dhaweeeyay Garoowe

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda dawlad goboleedka Puntland....

Ugu Akhris Badan