Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo ka hadlay dad ay xirxirteen Al-Shabaab

Kooxda Al-shabaab ayaa Dad shacab ah ku xirxiray deegaanno ka tirsan Gobolka Galgaduud kuwaasi oo ku qasbaya in laga bixiyo lacago madax furasho ah. Guddoomiyaha...

Shir looga hadlayey la xisaabtanka 157 shirkadood oo aan bixin canshuurta oo ka dhacay Garoonka Aden Cadde

Shir ballaaran oo lagu wargalinayey bixinta canshuuraha in ka badan 157 shirkadood oo isugu jira Ajaanib iyo Soomaali oo ku dhex ganacsada xerada Xalane...

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah...

Madaxweyne Farmaajo “ Sheekh Shariif Cabdinuur wuxuu ahaa caalim ku xeel dheer diinta Islaamka, kaalin mug lehna ka qaatay faafinteeda.”

Muqdisho, Luulyo 06, 2017:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Al Callaamah Sheekh...

W. Amniga Gudaha oo amarro cusub soo saartay

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku aadan amniga, iyadoo fartay Shirkadaha gaarka loo leeyahay inay soo diiwaan...

Ugu Akhris Badan