Wararka

Shir qaxootiga Soomaaliyeed ku saabsan oo Muqdisho ka furmey

Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka furmay Shir weyne Qaran oo lagu magac daray “U Helida Xal waraara Qaxoootiga soo laabanaya iyo Barakacayaasha” Shir weynahaan waxaa...

Guddigii dowlada u xilsaartay dhacadadii Bariire oo gaaray deegaankaas

Guddigii Dowlada Soomaaliya u xilsaartay inay baaraan Dhacdadii Bariire ayaa gaaray deegaankaas sida uu Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay wasiirka amniga Xukuumada...

Wasiirka Gaadiidka: ”Muqdisho ayaa laga maamulayaa hawada Soomaaliya October dhamaadkeeda”

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo horumarin lahaa adeegyada dhanka duulimaadyada ee dalka, iyo maamulka hawada Soomaaliya, maadaam haatan dalka uu...

Madaxweyihii hore oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliya ee K. Afrika

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay kulan casho ah waxaa uu la qaatay qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka ,ganacsato...

Ciidanka Amaanka oo ka hortagay gaari walxa qarxa laga soo buuxiyey (Sawirro)

Afar qof oo labo kamid ah ay shacab yihiin ayaa ku dhawaacantay qarax galabta ka dhacay waddada mashquulka badan ee Maka almukarama  gaar ahaan...

Ugu Akhris Badan