Wararka

Wasiir Xoosh oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiirka Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb...

Saraakiil Ciidan oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xaruunta Baay”

Saraakiil  ciidan oo ka socda Dowladaha Talyaaniga,Ingiriiska iyo maraeykanka ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Baydhaboee Xaruunta Gobolka Baay waxaana Garoonka Baydhabo kusoo dhaweeyey...

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ka Furay Shirka Isimada Puntland”

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 July 2017 magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb galay shirka Isimada Puntland...

U qaabilsanaha Arrimaha Soomaaliya Filand ayaa la kulmay Soomaalida haysata Sharciyada Dalkaas (Daawo Muuqaal)

Kulankaan  uu maanta la qaatay Xogayaha u qaabilsan arrimaha Soomaaliya wasaaradda arrimaha Dibadda ee Dalka Filand  qaar ka mid ah Soomaalida haysata Sharciyada Dalka...

Guddoomiye Jawaari oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka soday Qaramada Midoobay (Daawo Muuqaal)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa qeybta horumarinta ee laanta haweenka ee Qaramada Midoobay...

Ugu Akhris Badan