Wararka

Wasiirka Batroolka oo la kulmay Safiirka Mareykanka 

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Mudane Dahir Shire Maxamed, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, ayaa la kulmay Safiirka...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay qeybo ka mid ah Shabeelleda dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee dadka deegaanka ayaa saakay cadowga Khawaarijta ku jebiyey dagaallo ka dhacay deegaano ka...

Soomaaliya iyo QM oo ka wada hadlay saameynta ka dhallan karto jooginta deeqihii USAID 

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan looga hadlay xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, la qaatay kuxigeenka ergeyga gaarka ah ee...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo loo doortay Hoggaanka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah loogu doortay inuu hoggaamiyo Madasha Iskaashiga Maaliyadda Dalalka Geeska Afrika (Horn...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Geneva kula kulmay Agaasimaha ITC

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Geneva kulan miro-dhal ah kula yeeshay Agaasimaha Fulinta ee Xarunta...

Ugu Akhris Badan