Wararka

Qoysas barakacayaal ah oo la gaarsiiyay deeq raashin ah

Raashinka gargaarka ah ee loo qaybiyay qoysaskan ka soo barakacay abaarihii sanadkaan ka dhacay dalka ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday dowladda Turkiga, waxaana...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yusuf-Garaad Cumar Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka...

Ku dhawaad 30 qof oo ku dhimatay iskuul kuyaala Dalka Malaysia

Muqdisho(SONNA) Ilaa inta la xaqiijiyay  25  qof ayaa ku geeriyootaykadib markii dab xoogan uu ka kacay xalay mid kamid ah  iskuulada  Islaamiga ah ee...

Dowladda Somaaliya iyo Hay’adda ICAO oo kala saxiixday heshiis ku saabsan wareejinta Hawada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo duulisa hawada ee Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ay kamid yihiin Maareeyaha...

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Imaaraadka u qaabilsan Soomaalia+sawirro

Muqdisho(SONNA)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Yuusuf-Garaad Cumar ayaa  xafiiskiisa ku qabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta...

Ugu Akhris Badan