Muqdisho (SONNA) Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa saaka lagu soo gaba gabeeyay Shir ku saabsan aqoon is weydaarsi oo Labo Todobaad socday, kaasoo...
Muqdisho (SONNA) Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo gaaray Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa u kuurgalaya Xaaladda deegaano ka tirsan Gobolka Bakool.
Socdaalka ay ku joogaan Degmada Xudur...