Wararka

Wasiirada Warfaafinta, Caafimaadka iyo Cadaaladda oo hortagay Golaha Shacabka

Wasiirada Warfaafinta, Caafimaadka  iyo Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku kulmay xarunta Golaha Shacabka...

Ciraaq oo guulo hor leh ka sheegatay dagaalka ay kula jirto Daacish

Baqdaad   (SONNA)- Ciidamadda Ciraaq ayaa guulo deg deg ah ka gaaray Xoreynta magaalada Al-Xuweyja, iyadoo dagaalkaasi oo galay maalintiisii labaad ay Ciidamadda Ciraaq kooxda...

Howlgalo Amaanka lagu xaqiijinayey oo xalay laga sameeyey Muqdisho

Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa Xalay Howlgalo Ka sameeyay xaafado katirsan degmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir. Howlgalka ayaa Ciidamadu waxa ay ka sameeyeen Xaafadda Juungal, Waxaana...

Shir hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka.

Shirkani oo halku dhigiisa uu ahaa hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Shirkani oo ay soo qaban qaabiyeen...

Wasiirada Warfaafinta, Caafimaadka iyo Cadaaladda oo hortagay Golaha Shacabka

Wasiirada Warfaafinta, Caafimaadka  iyo Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hortagay Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku kulmay xarunta Golaha Shacabka...

Ugu Akhris Badan