Wararka

Todobaad ka dib Isticmaalka Waddada Soobe oo dib loo furey

Muqdisho(SONNA) Waxaa saaka dib u bilowday isu socodka dadka iyo Gadiidka ee Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho oo muhiim u ah gaadiidka isaga kala...

Madaxweyne Farmaajo“Waxa ay ogaandoonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal deg deg uga jawaaba dhibaata kasta”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan...

Safiirka Marykanka ee Malaysia oo booqatay iskuulka Soomaalida ee Kuala Lumpur (Sawirro)  ​

Kuala Lumpur(SONNA)--Danjiraha Marekanka u fadhiya dalka Malaysia, Kamala Shirin Lakhdhir ayaa booqashadii ugu horreeysay ku tagtay iskuulka Soomaalida (Somali Community School) oo ay wax...

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Bandhigga Dhiira gelinta Dhalinyarada oo Ruushka ka soconaya

Magaalada Sochi Russia waxaa ka soconaya munaasabado la xiriira maalinta dhiira galinta Dhalinyarada iyo ardayda taasi oo ay ka qeyb galayaan dhalinyaro ka socda...

Xasuuqa Rohinga oo saameynta ugu badan ku yeeshay Caruurta.

Barakicinta iyo xasuuqa ka dhanka ah muslimiinta Rohinga ee Dalka Maymaar ayaa saameynta ugu badan waxa ay ku yeelatay Caruurta sida ay sheegeyso warbixin ...

Ugu Akhris Badan