Wararka

Wasiirka caafimaadka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caafimaadka Turkiga oo ay kamid yihiin dhakhaatiir...

Wasiirka caafimaadka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caafimaadka Turkiga oo ay kamid yihiin dhakhaatiir,...

Wafdi Turki ah oo la filayo in ay soo gaaraan Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kuwaas oo soo dhaweynaya dhakhaatiir iyo wafdi ka imaanaya dalka...

Wefdi Turki ah oo la filayo in ay soo gaaraan Muqdisho

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kuwaas oo soo dhaweynaya dhakhaatiir iyo wefdi ka imaanaya dalka Turkiga...

Dawlada Federaalka oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii shalay

Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana...

Ugu Akhris Badan