Wararka

Guddoomiye Abshirow oo Guddoomiyay Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeedyada Caymiska

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga 6-aad kulankiisa afaraad. Kulan ka...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada...

Xeerka Guddiga Isku-duwidda Musiibooyinka oo la Ansixiyey

Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa kor-joogteeyay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen Dowladda Federaalka, wakiillo ka socday...

Shir ku saabsan dardargelinta Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho 

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta amniga caasimadda Muqdisho, kaas...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka jaamacadda Carabta 

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta ka qaybgalay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka...

Ugu Akhris Badan