Wararka

Waddada Isgoyska Zoobe oo howl dib u dayactir ka bilaabatay

Guddoomiyaha Gobalka Benadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thabit Abdi Maxamed ayaa ka qeybgalay howl dib u dhis iyo dayactir ka bilaabatay Isgooska 14...

Guddiga Gurmad qaran oo dowlad goboleedyada ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan Howlaha gargaarka ah “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Guddiga Gurmad qaran ee Qaraxii Zoobe oo Warbaahinta kula hadlay xarunta Guddigaasi, ayaa ugu baaqay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed in ay ka qeyb...

Guddiga Gurmad Qaran oo baaq u diray maamul goboleedyada dalka

Guddiga Gurmad Qaran ee Qaraxii Zoobe oo Warbaahinta kula hadlay xarunta Guddigaasi, ayaa ugu baaqay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan Gurmadka...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo kulan mahadcelin ah la qaatay wafdigii ka socday Jabuuti

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Guuleed Maxamed (Khadar) ayaa maanta kulan mahadcelin ah la qaatay wafdigii ka socday dowladda...

Boqorka Marocco oo ugu Tacsiyadeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Qaraxii Zoobe

Rabad-(SONNA)- Boqorka dalka Morocco Maxamed Lixaad ayaa dhambaal tacsi ah u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Mahamed Abdulaahi Maxamed Farmaajo weerarkii wuxuushnimada ahaa oo...

Ugu Akhris Badan